Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Putin oo ciidamadiisa amar ku siiyey iney galaan Ukrine (Sawirro)

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amar ku siiyey ciidamadiisa inay gudaha u galaan labada gobol ee ay ka taliyaan kooxaha gooni u goosadka ah ee Ukraine.

Talaabadan ayaa timid ka dib markii Putin uu aqoonsaday labadan gobol iney yihiin dowlado ka madax banaan Ukrine.

Ruushku wuxuu sheegay in aan ciidamada wali la daabulin laakiin ay noqon doonaan kuwa nabad ilaalin u jooga labada gobol oo ay kaabayeen ilaa 2014 kii.

Maraykanka wuxuu sheegay in Ruushku ciidamadiisa ugu yeero nabad-ilaalin ay tahay war aan qabasho lahayn, wuxuuna ku eedeeyay Ruushka in ay abuurayaan dagaal.

Wadamo kala duwan ayaa ku dhawaaqay cuna-qabatayn ka dhan ah Ruushka iyaga oo ka jawaabaya tallaabaada Ruushku qaaday.

Kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Ammaanka ee Qarmada Midoobay ayaa safiirka Maraykanka Linda Thomas-Greenfield laashay sheegashada Ruushka ee ah in ciidamadiisu yihiin nabad ilaaliyayaal. Iyada oo tiri: “dhab ahaantii waan ognhay waxay yihiin.

Related posts

Dowlada uu Hogaamiyo Farmaajo oo la sheegay in ay diiday in ay ku dhaqanto Dastuurka iyo Diinta

Cabdi Cade

Shir deg deg ah oo laga yeelanayo hubka culus uu Ruushka ku tijaabiyay Ukraine

Cabdi Cade

Madaxweyne Joe Biden ka aragaxay dil loo geestay wiil lix sanno jir Falastiini ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---