Allbanaadir.com
MUQDISHOMUUQAALONEWS

(Sawirro) Mahad Salaad oo mar kale ka mid noqday Xildhibanada Golaha shacabka

Maanta oo taariikhdu tahay 17-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP147 oo 2 musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah:

1- Mahad Maxamed Salaad
2- Shamso Cabdullaahi Maxamed

Waxaa ka tanaasulay tartanka doorashada Shamso Cabdullaahi Maxamed waxaa ergadu hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Mahad Maxamed Salaad waxaana ogol ugu codeeyey 101 ergada ah oo ah dhamaan ergada.

Sidaa daraadeed waxaa ku guuleystay doorashada kursiga HOP#147 Mahad Maxamed Salaad oo helay 101 cod.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Farmaajo: “Baarlamanka ayaan kula noqonayaa wixii aan kula sheekeystay Saaxiibadey”

Caydiid Ali

Booliiska Muqdisho oo xiray askari isbaaro u dhigtay dad shacab ah

Cabdi Cade

Ciidamada Itoobiya oo TPLF kala wareegay Magaalooyinka Desie & Kombolcha

Caydiid Ali
Taboola Ads ---