Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Magacyada 12 Musharax oo isku soo taagay doorasho beri ka dhaceysa Jowhar

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxa ay diiwaangaliyeen xubnihii Musharixiinta kuraasta hore loo shaaciyay ee Golaha Shacabka.

Illaa 12 Musharax ayaa isku soo taagay doorashada lix kursi, kuwaasoo qaatay shahaadooyinkooda Musharaxnimo.

“Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa hubiyay Habraaca iyo hanaanka howlgalka qorshaha doorashada, Sidoo kale waxa shahaadada murashaxnimo la gudoonsiiyay Musharaxiinta soo buuxiyay shuruudaha” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka Qaranka.

Musharaxiinta qaar ayaa la soo sheegayaa iney yihiin malxiis aaney tartanka dhab ka aheyn si u soo baxaan xubno la doonayo iney soo baxaan, waxaana musharaxiinta la diiwaangeliyey ay kala yihiin sidan .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sawiiro: Sheekh Aadan Madoobe oo laga dalbaday in Dabagal ku sameeyaan Lacagtii Imaaraadka ugu…

Cabdi Cade

Xuutiyiinta oo weerar dhimasho geystay ku qaaday markab laga leeyahay Mareykanka

Caydiid Ali

Howlgalo boqolaal qof lagu qabqabtay oo ka dhacay xaafado ka tirsan Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---