Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Midowga Musharixiinta oo xiisada ka taagan Baladweyne ku eedeeyey Farmaajo

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa xiisadda colaadeed ee ka taagan magaalada Beledwayne ku eedeeyay Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Golaha ayay ku sheegeen in Talyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ay iska dhaga tireen amarka Ra’iisul wasaaraha, isla markaasna ciidamo ku daabulayaan magaalada Beledwayne.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://m.youtube.com/watch?v=1zi1gyXqbfM

Related posts

Daawo Sawirada: Saameynta Muqdisho ku yeeshay Roob xoogan oo xalay ilaa maanta ka da’aya

Cabdi Cade

Askari nus dollar awgeed u dilay nin shacab ah iyo caro xoogan oo ka dhalatay

Caydiid Ali

Faah faahin:- Dagaal lagula wareegay Degmada Mataan ee maamuleysay Ahlu Sunna & Dacwadii Xildhibaan Cawil Daad !!

admin
Taboola Ads ---