Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa saddex kursi oo maanta la shaaciyay (Akhriso)

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo Kismaayo.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Jubbaland ayaa lagu sheegay in iyaga oo fulinaya dhammaan habraacyada doorashooyinka ee ku heshiiyeen gollaha Wadatashiga Qaran soo bandhigayaan Odayaasha  iyo bulshada soo xuleysa ergada dooraneysa saddex kursi.

Halkan ka akhriso magacyada Odayaasha iyo bulshada soo xulaya saddexdan kursi

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=NXtQv5Aq5gc&t=300s

Related posts

Donald Trump oo laga cabsi qabo in uu ka shifo Sir Muhiim ah marka uu baneeyo Aqalka Cad

Cabdi Cade

Muxuu Axmed Madoobe kala hadlay Guddiga doorashada heer federaal & dowlad goboleed?

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaaraha Israa’iil oo rejo ka muujiyay in kooxda Xamaas ay….

Cabdi Cade
Taboola Ads ---