Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Guddiga Doorashada oo shaaciyay 11-kursi oo dhawaan la dooranayo (Akhriso)

Guddiga maamulka Doorashada (SEIT) ee heer Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyay qabashada 11- kursi oo katirsan kuraasta Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.

Qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo loo gudbiyay Guddiga Doorashada heer federaal ayaa lagu shaaciyay sumadaha 11-ka kursi ee lagu qabanayo deegaanada Koonfur Galbeed.

Kuraastan doorashadooda la qabanayo ayaa waxaa kamid ah sadex kursi ay ku fadhiyaan Sdaex Gudoomiye Baarlamaanka hore oo kala ah Maxamed Mursal, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Sheekh Aadan Madoobe.

Related posts

Dowlada oo Aamusnaan uga jawaabeysa ficilada ay ku dhaqaaqeyso dowlada Kenya

Cabdi Cade

Al-Shabaab ma waxaa loola dirirayaa in ay afkaar xagjir ah leeyihiin, Mise in ay yihiin awood hubaysan ?

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Gudoomiyaal Degmo iyo Odayaal (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---