Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Laftagareen oo Magacaabay Guddi ka kooban todobo xubnood (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta magacaabey gudiga adeega garsoorka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale Laftagareen oo wareegto soo saaray ayaa magacaabay gudoomiye ku-xigeenka Amniga gobalka Bay.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Deni oo la kulmay Wafdi uu hogaaminayay Tim Filip (Sawirro)

Cabdi Cade

Sacuudiga oo amar cusub ka soo saaray haweenka soo gudanaya waajibaadka Xajka

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Rooble oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Gollaha Midowga Musharaxiinta

Cabdi Cade
Taboola Ads ---