Allbanaadir.com
NEWS

Rooble oo maanta Tababar u furay Guddiyada Doorashada dalka lana dar daarmay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka, kuwaa oo la filayo in ay ka shaqeeyaan doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka.

Rooble oo la hadlay Guddiyada doorashada ee maanta tababarka loo furay ayaa kula dardaarmay in ay si daahfuran oo caddaalad ah u maamulaan howsha doorashooyinka ee loo igmaday.

Tababrkan maanta loo furay guddiyada doorashada ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa socon doona mudo shan maalin ah, waxaana tababarka kadib guddiga doorashada iska dhax dooran doonaan Hogaan

Dowlada Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira oo shir wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa isku raacay soona badhigay jadwal cusub oo lagu hagi doono doorashada waqtigeeda dhaaftay ee Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/uHYqzHrKrDk

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u dhoofay dalka Eritrea iyo xog ku aadan ujeedka Safarkiisa

Cabdi Cade

(Sawirro) Ciidan loo diyaariyey la dagaalanka Al-shabaab oo lagu soo bandhigay Washaaqo

Caydiid Ali

Cali Guudlaawe oo dhiirigeliyey ciidan ku sugan jiidaha dagaalka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---