Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Daawo Sawirro) Musharaxiin Kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Xassan Shiikh

Madaxweynihii hore ee Somalia Xassan Sheikh Mohamud ayaa hoygiisa Mirinaayada degmada Kaaraan ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ahna Musharax Madaxweyne Xassan Ali Khaire, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka ahna Musharax Madaxweyne Shariif Hassan Shiikh Aaden iyo

Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay xaaladda siyaasaddeed ee dalka iyo arimaha doorashooyinka oo la filayo in dhowaan heshiis laga gaaro sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay xisbiga midowga nabada iyo horumarka ee uu hogaamiyo Hassan Shiikh.

Sidoo kale, Waxaa Taliyihii hore ee Nabad sugida Qaranka Abdullahi Mohamed Ali (Sambaloolshe) ayaa sidoo kale ku sugnaa kulankaas.

Golihii midowga Musharaxiinta ayaa u kala jabay dhow garab ka dib markii uu soo kala dhex galay khilaaf wejiyo kala duwan leh oo la xirira sida loo wajahayo xaaladaha dalka ka jira.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gargaarkii u horreeyey ee Bani’aadamnimo oo gaaray Marinka Gaza (Sawirro)

Caydiid Ali

Al-Qaacida oo wajaheysa khilaaf la xiriira hoggaanka cusub ka dib dilkii Ayman al-Zawahiri?

Caydiid Ali

Dil ka dhacay Muqdisho iyo Dad ka careesan dilkaasi oo Wado muhiim ah xirtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---