Allbanaadir.com
NEWS

Xildhibaanada dalka ka maqan oo loogu baaqay in si deg deg Muqdisho ku yimaadaan

Gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa iclaamiyay fadhi aan caadi aheyn oo maalinta sabtida ah ay isugu imaanayaan Xildhibaanada si ay uga laabtaan mudo kororsigii ay sameesteen.

Mursal ayaana ugu baaqay Xildhibaanada dalka dibadiisa iyo gobolada dalka ku maqan in ay si deg deg ah kusoo gaaraan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan kulanka aan caadiga ahehyn ee yeelanayaan Xildhibaanada.

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa kulanka aan caadiga aheyn ay isugu imaanayaan waxaa ku hortagi doona Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo, waxa uuna ka codsan doonaa Xildhibaanada in ay ka laabtaan mudo kororsiga ay sameesteen.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://youtu.be/xfX6h5CmmOk

Related posts

Milatariga Soomaaliya oo shaaciyay in ay dileen xubno badan oo katirsan Al Shabaab

Cabdi Cade

Al Shabaab oo goob Fagaare ah ku Toogatay Maxamed Cali Maxamed 

Cabdi Cade

Jidadka Muqdisho qaarkood oo caawa caro tuur lagu jaray (Maxaa soo kordhay)+Sawirro

Caydiid Ali
Taboola Ads ---