Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Axmed Madoobe oo soo saaray wareegto lagu Magacaabay taliye cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Jubada hoose u Magacaabay Gaashaanle Sare Sadiiq Maxamuud Dhogor.

Magacaabidan ayaa qeyb ka ah isbedel lagu sameeyey taliyeyaasha laamaha amaanka Jubbaland.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qarax lagu dilay Injineero oo ka dhacay dalka Kenya iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Mooshin xilka looga qaadayo Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo la gudbiyay 

Cabdi Cade

Boqolaal Soomaali ku go’doonsan degaanka Guji oo halis ugu jira in la laayo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---