Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasaarada Caafimaadka DF oo shaacisay tirada dad cusub oo laga helay Coronavirus

Dowlada Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 126 qof oo hor leh oo laga helay cudurka Karoona halka iyo 6 qof oo kale ay u dhinteen cudurka.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in saacadihii u dambeeyay cudurka laga baaray 1,199 qof.

Guud ahaan kiisaska cudurka waxay gaarayaan 7,518 halka dhimashadu ay tahay 249.

Waxaa maalmihii u dambeeyay si kordhayay tirada dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ku cad xog ay baahisay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xildhibaanada Mucaaradka oo weli ku dhegan Farmaajo & C/raxmaan C/shakuur oo..

Caydiid Ali

Daawo Sawirada: Khayre Oo Qaabilay Wufuud Ka Qayb Gashay Shir Muqdisho ka dhacay

Cabdi Cade

DEG DEG: Farmaajo oo saxiixay metelaada gobolka Banaadir ee Aqalka sare

Caydiid Ali
Taboola Ads ---