Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawirada : Mid kamid ah Kaamirooyinkii saakay lagu qarxiyay Muqdisho

Waxaa saakay aroor hore qaraxyo miino lagu xiray qaar kamid ah Kaamirooyinka loo yaqaan CCTV oo loogu tala galay in lagula socdo dhaq dhaqaaqa laamiga Maka Al Mukarakama ee magaalada Muqdisho.

Jugta qaraxyada lagu xiray kaamirooyinkan laamiga lagu xiray ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaalada Muqdisho, waxaana qaraxyadan lagu bur buriyay qaar kamid ah kaamirooyinka laamiga ku xirnaa.

Kaamirooyinka lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa la kulmaya weeraro kaga imaanaya xoogaga hubeean ee dowlada kaoo horjeeda, waxaana kaamirooyinkaan dowlada ugu tala gashay in lagula socdo dhaq dhaqaaqa kooxaha falalka amaan daro geesta.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xiisad ka dhalatay kulankii Jen. Burhan iyo Netanyahu oo ka taagan Sudan

Caydiid Ali

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo taageeray weerar ay dhowaan geysteen Al-shabaab

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Guddoomiye Jawaari oo Baydhabo u tegay furitaanka Shir lagu muransan yahay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---