Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Guddoomiye Mursal oo u mahad celiyey danjire Mehmet Yilmaz & dowladiisa (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somalia Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa caawa hoygiisa ku casuumey safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkey mudane Mehmet Yilmaz.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saarey xoojinta xiriirka laba dal, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, Waxbarashada iyo kaabeyaasha dhaqaalaha.

Gudoomiyaha ayaa uga mahad celiyey dowlada Turkiga kaalmada joogtada ah iyo garab istaaga shacabka iyo Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan fatahaadihii ka dhacay qeybo ka mid ah dalka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com 

Related posts

Ciidamada Ruushka oo qabtay, ka dibna toogasho ku dilay Uriy Ilyich iyo Ilaaladiisa

Caydiid Ali

(Xog) Madmadow soo kala dhex galay Rooble iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka

Caydiid Ali

Lix ka mid ah Xubnaha Golaha wasiirada cusub ee DF oo xilka la wareegay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---