Allbanaadir.com
NEWS

Hay’adaha amaanka oo Fariin u diray Xildhibaanada iska soo horjeeda ee maanta shiraya (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Hay’adaha amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa loogu baaqay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka in ay Hay’adaha amaanka kala shaqeeyaan xasiloonida iyo amaanka.

Hay’adaha amaanka ayaa ku booriyay Xildhibaanada iska soo horjeeda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan amniga xasiloonida iyo sareynta sharciga, si wadajir ahna looga hortago wax kasta oo carqalad keeni kara.

Baaqan kasoo baxay Hay’adaha amaanka ayaa kusoo aadaya xili ay maanta kulmayaan Xildhibaanada iska soo horjeeda , waxaana jirta cabsi laga qabo in gacan ka hadal ka dhaco gudaha xarunta Baarlamaanka sidoo kale magaalada falal amaan daro ka dhacaan.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Hay’adaha amaanka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wax ka baro Fadliga & Kheyrka bisha Ramadaan iyo cudurada Soonku daweeyo

Caydiid Ali

Sidee ku dhacday in qaar kamid ah Ilaalada Axmed Madoobe ku biiraan Al Shabaab ?

Cabdi Cade

Galmudug: “Ma jirto degaano ciidankeenu ka baxeen oo Al-Shabaab ay dib u qabsatay”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---