Sweden oo ku qasban fulinta shuruud adag oo Turkigu xiray iney ku biirto NATO
Ra’iisul Wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa diiday inay beeniso sheegashada Turkiga ee ah inay Sweden ballan qaaday inay masaafuriso shakhsiyaadka ay Ankara raadinayso in...
Degaan ka tirsan gobolka Mudug oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro...
Degaanka Dhinowda ee gobolka Mudug oo 265km bari kaga toosan Magaalada Gaalkacyo ayaa qarka u saaran inuu hoos maro ciida ka dib markii uu...
(Akhriso) Qabiilada Masuuliyiinta loo Magacaabay xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse
Masuuliyiin sar sare oo Ra'iisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya Hamse Barre goordhoweyd magacaabay deegaanada & beelaha ay kasoo jeedaan iyo xilalka loo igmaday.
Ra’iisul Wasaaraha Somalia...
Raisul Wasaaraha Somalia oo ka hadlay geerida fanaanadii Khadra Daahir Cige
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Marxuum Khadra Daahir Cige oo caawa ku...
DEG DEG: Fanaanad caan ka ah Soomaaliya oo ku geeriyootay Isbitaalka Hargeysa
Waxaa la soo sheegay goor djow geerida fanaanadii caanla aheyd Khadra Dahir Cige. Ilaahay ha u naxariistee, waxaa ay ilaa 10 maalmood ku jirtay...
Xildhibaanada Golaha shacabka oo galay fasax labo todobaad ah (Sababta)
Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamanka Somalia ayaa galay fasax labo todobaad ah sababo la xiriira maalmaha Xajka iyo Ciidul-adxaa oo haatan fooda nagu heysaa sida...
(Sawirro) Ciidanka Gorgor oo burburiyey fariisimo Al-Shabaab ku lahaayeen degaanada..
Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee XDS, ayaa sheegay iney howlgal qorsheysan ku burburiyeen fariisimo Al-Shabaab ku lahaayeen degaano hoostaga degmadda Aw-dheegle.
Howlgalkan ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha...
Somaliland oo sii deysay weriyeyaal ku xirnaa xabsiga Magaalada Hargeysa
Maamulka Somaliland ayaa Xabsiga magaalada Hargeysa ka sii daayay labo weriye oo horraantii bishii Abriil lagu xiray magaaladaas
Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijabaar Maxamed Xuseen...
IGAD oo war ka soo saartay dagaalka u dhexeeya dowladaha Itoobiya & Sudan
IGAD ayaa walaac ka muujisay xiisada kasoo cusboonaatay Dowladaha Suudaan iyo Itoobiya ka dib dagaalo ciidamada labada dal ku dhexmaray xadka
War-saxaafadeed kasoo baxay Urur...