Friday, August 19, 2022

Muuse Biixi oo sheegay in DF ay Somaliland ku soo qaaday dagaal diblomaasiyadeed

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aqoonsiga dowladnimo ee caalamku siiyey qeyb ka mid ah Somalia uu noqday hub lagula dagaalamo Somaliland. Muuse...

(Sawirro) Qeybtii labaad deeqdii Caafimaad ee Turkiga oo ku soo wajahan Muqdisho

Iyadoo la fulinayo awaamiirta Madaxweyne Erdoğan ayaa waxaa la diyaariyay qeybtii 2aad deeq caafimaad oo dowlada Turkigu ugu deeqday Somalia sida ay sheegeen masuuliyiinta...

Gudoomiye Cumar Filish oo dhagax dhigay dhismaha Mashruuc cusub (Sawirro)

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa magalada muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar filish) iyo sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan  Maxamuud...

Madaxweyne Qoorqoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey degaanka Huurshe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa safarkiisii ugu horeeyey ee uu ku tago meel ka baxsan  Magaalada Dhuusamareeb kub gaaray degaanka Huurshe...

Wasiir Cawad & danjire Mehmet Yilmaz oo ka wada hadlay labo qodob (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda aanu walaalaha...

Al-Shabaab oo mar kale goob fagaare ah ku toogatay dad badan oo lagu eedeeyey..

Al-Shabaab ayaa mar kale degaan ka tirsan Koonfurta Soomaaliya ku toogatay rag lagu eedeeyey inay u basaasayeen sirdoonka Mareykanka. Fagaare ku yaalla degaanka Kuunyo Barrow...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shir caalami ah oo ka furmay Kambala (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay furitaanka Shir Madaxeedka Africa Now oo maanta ka bilawday magaalada Kampala Shirkan oo labo maalmood soconaya...

Kiisaska cudurka Corona ee laga helayo gudaha Somalia oo sare u sii kacaya

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu danbeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Wasaaradda ayaa sheegtay in baaritaanadii ugu danbeeyay ee la sameeyay...

Safaarada Maraykanka oo ka hadashay kulamadii ay la qaateen Deni, Axmed Madoobe & Xasan...

Safaaradda Mareykanka ee Somalia ayaa war ka soo saartay kulamadii uu danjire Donald Yamamoto la yeeshay madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, iyo kii maanta ee...

Kenya oo shaacisay sababta ay u dalbatay in mar kale dib loo dhigo dacwada...

Kenya ayaa xaqiijisay in Maxkamadda ICJ ay ka dalbatay in markii 5aad dib loo dhigo dhageysiga furan ee kiiska la xiriira muranka xadka badweynta...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir