Axmed Madoobe oo wadahadal xasaasi ah la yeeshay Wakiillo katirsan beesha Caalamka
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa wada-hadallo khadka telefoonka ah la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya. Intii lagu jiray wada-hadalladaasi, Madaxweynaha...