Nin Faransiis ah oo Iska soo tuuray Dabaqa 3-aad ee Masjidka Xaramka (Daawo Muuqaal)
Nin u dhashay dalka Faransiiska dhawaana diinta Islaamka soo galay ayaa la sheegay in uu xalay iska soo tuuray Dabaqa 3-aad ee Masjidka Xaramka ee...
Dowlada Sacuudiga oo Balan qaad muhiim ah u sameysay Ra’isul Wasaare Abiy Ahmed
Ra'isul Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa safarkiisii ugu horeeyay uu ku tagay meel ka baxsan Qaarada Afrika ku tagay Boqortooyada Sacuudiga, waxa...
Akhriso: 10 Shuruud oo Hortagaan in Warbaahinta Qaranka loo bedelo mid Dadweyne!
Inkasta oo wasiirka warfaafinta ee DF Maxamed Cabdi Xayir Maareeya uu talaadadii daahfuray hirgelinta adeegga warbaahinta dadweynaha, isla markaana lagu dhawaaqay in warbaahintii qaranka...
Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay Ambasador. Dr. Abdalla bin Salim Alnuimi? (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Dawladda Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Ambasador....
Tirada dadkii ku dhintay Weerarkii Nairobi oo sii korortay iyo dad loo xiray weerarkaasi
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerarkii talaadadii lasoo dhaafay dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ku qaadeen hotelka Dusit ee kuyaala...
Axmed Madoobe: “Difaaca waan ka baxnay, cadowga godadkiisa ayaan ku weerareynaa””
Jubbaland ayaa ku dhawaaqday iney ka baxday difaaca, isla markaana ay bilaabeyso weerar ka dhan ah degaanada Al-Shabaab kaga sugan yihiin Jubooyinka.
Madaxweynaha Jubaland Axmed...
Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Farriin Tacsi ah u Diray Dowladda iyo Shacabka …
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shacabka dalkaTunisiya ayaa uga tacsiyeeyay geerida ku timi Madaxweynihii dalkaas Mudane Muxammad...
Aqalka sare oo War ka soo saaray shirka lagu Xaraashayo shidaalka Somalia (Akhriso)
War-saxaafadeed caawa ka soo baxay guddiga kheyraadka Qaranka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa looga soo horjeestay shirka la sheegay...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadlay weerarkii Hotel Xayaat
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antony Gueters ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho 19kii Ogosto.
Wuxuu...
(Sawirro) Duqa Muqdisho oo qodob xasaasi ah kala hadlay saraakiisha Xoogga dalka
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan looga hadlayay howlgallada Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha dhexe looga sifeynayo...