Friday, April 26, 2024

Ciidamo cusub oo la wareegay xeradii tababarka Imaaraadka & Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii socday...

Ciidamo cusub oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa la wareegay xerada tababarka Imaaraadka ee Jen. Gordan oo ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho...

Naqshada cusub ee lacagta ay soo daabaceyso dowlada Somalia oo la soo bandhigay(Daawo Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho waxa uu faahfaahiyay wixii u qabsoomay bishii tagtay wasaaradda Maaliyadda. Wasiir Beyle...

Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in uu Diyaarinayo Ciidamo uu dalka ku qabsado !!

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Mucaaradka ku ah dowlada Federaalka ayaa ka dhawaajiyay hadal dad badan ka yaabiyay uu ku weerarayay Madaxweynaha...

Xildhibaan ka jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamanka federaalka Somalia ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas...

Kala Shaki Soo kala Dhexgalay Dowladaha Soomaaliya, Mareykanka Iyo Imaaradka

Dowladda Soomaaliya ayaa la kulantay caqabado gudaha iyo dibadda ah Afartii bil ee u dambeesay waxaana ay wadaa olole xoogan oo dalka looga saarayo...

RW Itoobiya oo markii uu ka laabtay Somalia jeediyey hadal shaki badan abuuray (Daawo...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii uu ku noqday dalkiisa booqashadii Muqdisho ka dib wuxuu u warramay Tvga dalkaasi Itoobiya wuxuuna sheegay qorshaha...

(Daawo Sawirro) Sida biyaha roobku u buuxiyeen Garaash Muqdisho ku yaalla oo gaadiidka cusub...

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan saameyn adag oo ka dhalatay Roobab xalay illaa maanta ka da'ayay magaalada Muqdisho, waxayna geysteen roobabkaas khasaarooyin naf...

Al-shabaab oo filimkii ugu horeeyey ka sameysay dilalka qorsheysan ee ay fuliso (Daawo Sawirro)

Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahisay filim ay ku soo bandhigeyso dilalka qorsheysan  iyo qaraxyada ay ciidamadooda ka wadaan magaalada Muqdisho iyo gobolka Sh/hoose. Waxaa...

Dowlada Imaaraatka oo Go’aan kasoo saartay Ciidamadii ay Soomaaliya u tababarayeen

Dowlada Imaaraatka ayaa go'aansatay in ay jiijiso tababaradii iyo taageeradii ay siineysay ciidanka Milatariga Soomaaliya, kadib markii meeshii ugu xumeyd uu gaaray xiriirka labada...

Daawo: Sawir Gacmeed qosol badan oo lagu cabiray waxyaabihii ka dhacay Golaha shacabka

Farshaxaniistaha Soomaaliyed ee Amiin Caamir oo looga bartay sawir gacmeedyo (Cartoons) ku saleysan marxalada siyaasadeed iyo mida bulsho ee xili walba taagan ayaa boggiisa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs