Labo nin oo mid kamid ah waday Baabuurtii ku Qaraxy Muqdisho oo nolosha lagu qabtay
Qoraal goordhaw kasoo baxay Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka qabteen Ninkii hogaaminayay qaraxyadii maanta ruxay Muqdisho iyo ninkii...