Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF), ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay digniin adag ugu direen shacabka Iran, gaar ahaan kuwa degan saldhigyo iyo sidoo kale...
Dowladda Iran , ayaa xalay weerar culus oo loo adeegsaday gantaalo waxa ay ku qaaday magaalada Tel Aviv iyo magaalooyin kale oo kuyaalla Israa’il, waxaana...
Dowladda Maraykanka ayaa Raashin iyo Saanad ciidan hawada Sare uga daadiyey Ciidanka difaaca maamulka Puntland ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka Calmiskaad. Qoraal ka...
Dagaal xooggan oo dhinaca cirka ah, ayaa ka dhax qarxay milatariga dowladaha Israa’iil iyo Iran, waxaana cabsi badan laga qabaa in dagaalka faraha kasii baxo...