Liiska Xubnihii kusoo baxay doorashadii ka dhacday Puntland oo la shaaciyay
Dhawaan saddex degmo oo katirsan gobolka Nugaal ee maamulka Puntland waxaa ka dhacday doorashada golaha deegaanka, waxaana doorashadaasi oo aheyd mid xasaasi ah ku tartamay...