Muxuu duqa Muqdisho ku soo arkay xarumaha Maamulka K/Galbeed ee Baydhabo? (Daawo Sawirro)
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Baydhabo, halkaas oo ka dhacayo shirka...