Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga Doorashoyinka DF oo war cusub soo saaray (Akhriso)

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka & Soohdimaha ku wargeliyey Ururrada Siyaasadda iyo dhammaan daneeyeyaasha kale oo arrimaha Doorashooyinka inuu ku kordhiyey muddada diwaangelinta ururrada siyaasadda muddo sagaal (9) maalin ah oo ka bilaabanta maalinta Talaadada oo taarikhdu tahay 22/04/2025 kuna eg 30/4/2025.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA

Related posts

ATMIS oo Mashaariic horumarineed ka fulineysa magaalada Muqdisho (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kusoo laabtay una Mahadceliyay dowladda Jabuuti

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo Telfoon kula hadlay Madaxweyne Uhuru Kenyatta

Cabdi Cade
Taboola Ads ---