Allbanaadir.com
NEWS

DAAWO TOOS: Munasabad looga dhawaqayo deyn cafinta Somalia oo ka socota New York

Soomaaliya ayaa laga cafiyey balaayiin dollar oo dayn ah oo ay ku lahaayeen waddamo iyo hay’ado maaliyadeed oo caalamka ah sida lagu shaaciyey munaasabad ka socota magaalada New York oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiinta IMF, bankiga aduunka iyo dowlada Somalia.

Guddiga maamula Bankiga Adduunka ayaa shalay ansixiyey dayn cafiska Soomaaliya, maantana waxaa qalinka ku duugay hay’adda IMF

Ansixintan axay hoos u dhigi doontaa  deynta dibadda qiyaastii 64 boqolkiiba sida ay sheegtay heyadda IMF.

HOOS KA DAAWO TOOS

Related posts

Al-Shabaab oo si kulul u beenisay War ka baxay Warbaahinta dowlada Somalia

Caydiid Ali

Kala shaki soo kala dhax galay ciidanka dowlada ee ka howlgala Muqdisho 

Cabdi Cade

Halkee u socdaa Farmaajo, Maxayse tahay talaabada xiliigan la gudboon?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---