Allbanaadir.com
NEWS

Dacwad ka dhan ah Shirkad Ajnabi ah iyo maareeyaheeda oo loo gudbiyay Maxkamadda G/Banaadir

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay dacwad ka dhan ah shirkad ajnabi ah oo lagu eedeeyay in ay sameesay lacag dhaqid iyo canshuur la baxsasho.

Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa baaritaano ku sameeyay shirkadda AUMOTAIVTE MANAGEMENT SERVICE iyo maareeyaheeda, waxaana shirkadda iyo maareeyaha lagu oogay dambi la xariira lacag dhaqid iyo canshuur lunsasho.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dayuurad ku burburtay Magaalada Savannah & dad badan oo ku dhintay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Saamiga Soomaalida Itoobiya ku leeyihiin shidaalka la helay oo la shaaciyey

Caydiid Ali

Madaxweyne Biden & Netanyahu oo mar kale isku maan dhaafay arrimaha dagaalka Gaza

Caydiid Ali
Taboola Ads ---