Allbanaadir.com
NEWS

Gaadiid horey looga qaatay wasaarrado katirsan dowladda oo dib loo soo celiyay

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku guuleystay dib u celinta toban (10) gaari, oo la sheegay in ay ka maqnaayeen gacanta hay’adihii Dowladda ee asal ahaan u lahaa.

Gaadiidkan uu soo celiyay xafiiska Hantidhowraha Qaran ayaa dib loogu celiyay hay’adihii horey u lahaa ay ku jiraan wasaarradaha Waxbarashada ,Tamarta iyo guddiga doorashooyinka Qaranka.

Hantidhowraha Qaranka ayaa horey usoo saaray ammar la xariira in dib loo soo celiyo gaadiid badan oo leeyihiin hay’adaha dowladda, kuwaa oo ku maqan shaqsiyaad dowladda horey uga tirsanaa.

Related posts

Xuutiyiinta Yemen oo lagu eedeeyey iney ku kaceen fal bani’aadam-nimada ka baxsan

Caydiid Ali

Wafdi ka socda Dowlada Somalia & Safiirada Itoobiya iyo Kenya oo gaaray Berdaale

Caydiid Ali

R/W Rooble oo maanta bilaabaya la kulanka Musharaxiinta iyo Ujeedka uu ka leeyahay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---