Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Habraaca Doorashada Todobo kursi oo lagu dooranayo Baydhabo oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa goordhaw shaaciyay habraaca doorashada todobada kursi ee ugu dambeeya kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo deegaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Doorashada kuraastan ayaa guddiga shaaciyeen in la qabanayo 15-ka bishan oo ku beegan maalinta talaadada, waana maalinta ugu dambeesa ee loo qorsheeyay in lagu soo gabagabeeyo doorashada xildhibaanada gollaha shacabka.

Kuraastan la shaaciyay habraacooda doorashada ayaa waxaa ku jira kursiga HOP#172 uu horey ugu fadhiyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, waxaana hada kursigan ku fadhiya Xildhibaan Cali Cadow Maxamuud.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=tzPuvZCIrVM

Related posts

Dhimashada dhulgariirkii Turkiga oo tiro beeshay iyo caalamka oo gurmanaya (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Xaaf & Senator Muuse Suudi oo kulan yeeshay (Maxay ka wada hadleen?)

Caydiid Ali

NATO oo ciidamada Jawaabta deg dega ah bixiya ku daabuleysa Bariga Yurub

Cabdi Cade
Taboola Ads ---