Allbanaadir.com
MUQDISHONEWSPUNTLAND

Cumar C/rashiid, Gaas iyo Faroole oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland (Akhriso)

Madaxwayneyaashii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroowe iyo C/wali Gaas iyo weliba Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa bayaan ay wadajir u soo saareen iskaga fogeeyay qoraalka Isimadii 5-ta ahaa kasoo saareen xalka xiisadda hay’adda PSF ee ka taagneyd Boosaaso.

Waxay qoraalkooda ku sheegeen in go’aanka isimada aan iyaga lagala tashan, waxbana aysan kala socon, kuna arkeen baraha bulshada, Waxayna xuseen in go’aanka ka soo baxay isimada uusan xal u noqon karin Xiisada Boosaaso.

HOOS KA AKHRISO QORAALKOODA;-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Kabaha ciyaaryahan geeriyooday oo lacag aad u badan lagu iibsaday

Cabdi Cade

Isbitaalka ugu weyn magaalada Muqdisho oo goordhaw shaqada joojiyay

Cabdi Cade

Sayid-cali oo Maxkamadda kahor sheegay Sababtii keentay in xaaskiisa gubato

Cabdi Cade
Taboola Ads ---