Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye ciidan (Akhriso)

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Taliyaha  Qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland.

Markuu arkay:   Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay:   Talo soojeedinta Taliska Booliiska Puntland.

Markuu arkay:  Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Markuu tixgeliyay:  Shaqada ka socota Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Wuxuu u magacaabay:-

G/sare Aadan Maxamed Cabdi  Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu saxiixo ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenku , wuuna saxiixay.

=DHAMMAAD=

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Trump oo hanjabaad culus hawada u mariyay Midowga Yurub iyo Shiinaha

Cabdi Cade

Xildhibaanadii sida weyn u taageersanaa Jawaari oo saakay Warkooda la waayay !!

Cabdi Cade

Aas Aaska Ciidanka Booliiska Somaliland oo maanta si weyn loo xusay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---