Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Qorshe talaalka COVID-19 loogu qeybinayo deg. Muqdisho oo la soo bandhigay

Wasaarada Caafimaadka DF Somalia ayaa soo bandhigtay qorshe degmooyinka gobolka Banaadir lagu gaarsiinayo talaalka ka hortaga cudurka COVID-19 ee dalka la keenay dhowaan.

Sida ka muuqata shaxda waxaa talaalka la siin doonaa dadka ay ka mid yihiin shaqaalaha caafimaadka, Macalimiinta iskuulada iyo kuwa dugsiyada Quraanka, shaqaalaha dowlada hoose iyo Booliska ka howlgala degmooyinka.

Dadka loo qorsheeyey iney qaataan talaalkan ee ku dhaqan degmooyinka Muqdisho ayaa gaaraya 90 kun oo qof sida ku xusan qorshaha ay soo saartay Wasaarada caafimaadka oo sidan hoose u qoran:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Raisul Wasaare Najib Razak oo xabsi adag lagu xukumay ka dib fadeexadii 1MDB

Caydiid Ali

Israa’iil oo ugu dambeyn aqbashay xabad joojin afar saac ah Maalin kasta

Caydiid Ali

Maxaa ka jira in Farmaajo & Axmed Madoobe ku wada hadleen khadka telefanka ?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---