Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Shirkii Dhuusamareeb oo la soo gebagebeeyey iyo War Murtiyeed ka soo baxay

Shirkii maalmahan Dhuusamareeb uga socday madaxda DF, kuwa dowlad goboleedyada qaarkood iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa caawa la soo gebagebeeyey.

Shirkan oo ahaa wejigii 3aad ee shirarkii Dhuusamaree ayaa waxaa diiday iney ka soo qeyb galaan madaxda maamulada Puntland iyo Jubbaland, waxaana fashilmay dedaalo lagu badbaadinayo shirkan oo ay wadeen beesha caalamka, iyadoo laga soo saaray War murtiyeed u qornaa sidatan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Magaalo ku taalla dalka Jarmalka oo laga qaxay & Sababta ka dambeysa (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Warbaahinta la hadlay xili Lacag badan ag tuban tahay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay Masuuliyiinta gobolada woqooyi ku metela DF? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---