Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jubbaland oo jawaab kulul ka bixisay go’aankii ka soo baxay Villa Somalia (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ayaa ka soo horjeestay go’aankii Madaxtooyada Soomaaliya ee ahaa Axmed Madoobe loo aqoonsaday Madaxweyne KMG oo muddo 2 sano ah xilka heynaya.

Qoraal  ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in aanay jirin cid go’aan ka gaari karta muddo xileedka iyo doorashooyinka Jubbaland, si aan waafaqsaneyn Dastuurka, isla markaana muddo xileedka hey’adaha loo doortay ay yihiin 4 sano wax ka yarna aanu sharciga qabin, iyagoo go’aanka DF ku tilmaamay mid aan ku qotomin shuruucda dalka.

Hoos ka akhriso qoraalka Jubbaland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Taliyaha XDS oo booqday Kulliyada tababarka ciidamada dalka Qatar (Sawirro)

Caydiid Ali

Milateriga Israel oo saacado gudahood ku dhowaad boqol shacab ah ku dilay Gaza

Caydiid Ali

Xildhibaan ka hadlay Ciidamo Soomaali ah oo la sheegay in lagu laayay Gobolka Tigrey

Cabdi Cade
Taboola Ads ---