Maxaa ka jira in ciidamadii uu tababaray Imaaraadka lagu wareejinayo dowlad kale?
Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo laga helay saraakiil ka tirsan dowlada Ciidankii Imaaraadku tababaray ayaa la qorsheynayaa in lagu wareejiyo dowladda Mareykanka...