Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa Guddoomiye cusub u Magacaabey degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday...