Go’aano ka soo baxay howlgalka ciribtirka Daacish & Deni oo..
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa shir-Guddoomiyey Shirka dardargelinta dhameystirka hawlgalka Ciribtirka Argagixisada...