Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF oo bilowday qorshe cusub & Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo daahfuray (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorshaynta iyo maal-gashiga XFS.

Qorshahan oo ku salaysan casharrada laga bartay qorshayaashii horumarinta qaranka ee hore ayaa Dawladdu waxa ay diyaarisay oo ay hir-gelisay qorshaha horumarinta Qaranka (2020-2024).

Qorshahan ayaa waxaa aasaas u ah afar-tiir oo kala ah; siyaasad loo dhan yahay, amniga iyo sarraynta sharciga, horumarinta dhaqaalaha iyo horumarinta.

War-bixintan ayaa ku salaysan qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan horumarinta bulshada iyo in dalkeennu gaadho isku-filnaansho dhaqaale.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada Soomaaliya oo si adag u beenisay Warar been abuur ah oo la faafiyay

Cabdi Cade

Ciidamada Dowlada oo dilay Sargaal katirsan Al Shabaab kuwa kalana qabtay

Cabdi Cade

(Akhriso) Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go’aan ka soo saaray bixinta dhulka Tiyaatarka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---