Allbanaadir.com
NEWS

Laftagareen oo ka hadlay Baaqii Dib u heshiisiinta ee kasoo baxay Sheekh Aadan Madoobe

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen)  ayaa soo dhoweeyay shirkii shalay uu ku baaqay guddoomiyaha gollaha shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).

War saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Laftagreen ayuu ku sheegay in uu soo dhawewenayo shirka Dib-Uheeshisinta Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed iyo bulshada uu ku dhawaaqay guddoomiyaha golaha shacabka.

Warkan kasoo baxay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagreen ayaa imaanaya xilli uu shalay guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan ku baaqay shir dib u heshiisiin ah oo loo qabanayo siyaasiyiinta iyo bulshada Koonfur Galbeed.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ruushka oo Macalimiin iyo qalab milatari u diray dal kuyaalla Afrika iyo Mareykanka oo…

Cabdi Cade

Soomaaliya iyo Dalal kale oo difaacay dal dhibaato badan ku haya Muslimiinta

Cabdi Cade

Daawo Video:-Kheyre oo kormeeray Xarunta cusub ee loo dhisayo hoggaanka ciidanka Daraawiishta booliiska !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---