Tuesday, April 23, 2024

Shaqsiyada Ninkii laayay ardayda iskuulka Florida oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan shaqsiyada ninka toogashada ka geystay dugsiga sare ee Marjory Stoneman Douglas High School ee Parkland, Florida, halkaasoo uu...

Maxkamad amar cusub ka soo saartay Soomaali laga soo masaafurin rabay USA

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada dalka Maraykanka ayaa la soo sheegayaa in loo geystey jirdil iyo dhibaatooyin kale. Nin lagu magacaabo Maxamed BBC oo...

Dowlada Somalia oo dalka ku soo celineysa dhalinyaro ku xirxiran dal ku yaalla qaarada...

Labaatan caruur oo ka mid ah Soomaalida ku jira xeryaha qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta Tahriibiyeyaasha ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir tartan ka furay degmo ka tirsan Muqdisho (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah furay tartanka Cayaaraha dugsiyada degmada Hodan, isagoo ku boorriyey...

Magacaabis & isku shaandheyn lagu sameeyey agaasimeyaasha Waaxyaha gobolka Banaadir (Akhriso)

Wareegto ka soo baxday 13-2-2018 xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa isku shaandheyn iyo magacaabis loogu sameeyey...

C/wali Gaas oo ka farxiyey ganacsatada leh hantida saaran doon ku soo caariday xeebta...

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaranka, Nabadeynta Beelaha...

Raisul Wasaare Desalegn oo markii ugu horeysay ka hadlay sababaha uu isku casilay

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Haile-mariam Desalegn ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey iska casilaadiisa xilkii ra’iisul wasaarenimo iyo kii xisbiga haya talada dalkaas ee...

Baarlamaanka dalka Koonfur Afrika oo doortay Madaxweyne cusub ka dib Zuma

Barlamaanka dalka Koonfur afrika oo kullan ku yeeshay magaalada Cape Town ayaa Cyril Ramaphosa u doortay inuu noqdo madaxweynaha dalkaasi. Madaxa cadaaladda ee dalkaasi Mogoeng...

Dekeda Muqdisho oo dib u howlgashay & ganacsatada G/Banaadir oo kala qeybsamay

Dekeda Muqdisho ayaa dib u shaqo bilowday maanta markii muddo todobaad ah ay hakad ku jireen howlihii ka socday sababo la xiriira ganacsatada oo...

War deg deg ah: Raisul wasaarihii Itoobiya Haile-mariam Deslign oo goor dhow iscalisay

Telefeshinka Qaranka Itoobiya ayaa gore dhow laga baahiyey war sheegaya inuu is-casilay ra’isul wasaarihii dalkaas Haile mariam Desalegn. Desalegn oo xilkaasi hayey tan iyo September...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs