Wasiiradii uu dhawaan magacaabay R/Wasaare Kheyre oo la dhaariyay (Daawo Sawirada)
Waxaa maanta xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyay Wasiiradii uu dhawaan soo magacaabay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya marka laga reebo Wasiirka Warfaafinta oo...