Friday, June 21, 2024

Fanaanad Caan ah oo loo magacaabay in ay noqoto Danjire

Fanaanada caanka ah ee Rihana ayaa loo magacaabay in ay noqoto Danjire ama Safiir, waxa ayna fanaanadan sheegtay in si aad ah ugu faraxsan...

Xamse Barre oo shirkii labaad la qaaatay gole uu dhowaan ku dhawaaqay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii labaad ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya ayaa sheegay in...

Daawo Sawirada: Qaraxii ay ku dhinteen Saraakiil sare oo Milatariga Somalia katirsanaa

Waxaa galabta qarax miino oo wadada dhinaceeda la dhigay lagu dilay Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaanduullaha Qeybta 12April General...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si adag uga fal celiyay Warkii kasoo yeeray Gudoomiyaha Aqalka Sare

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul uga fal celiyay Wareysi uu bixiyay Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo dhiibistii Qalbi dhagax dusha...

Madaxweyne Erdogan oo ka dhawaajiyay Hadal aan looga baran si ula heshiiyo Mareykanka

Danaha guud ee ka dhexeeya Turkiga iyo Mareykanka ayaa ka miisaan culus waxyaabaha ay isku khilaafsan yihiin, Ankara-na ay dooneysaa in la wanaajiyo iskaashiga...

Madaxweyne Deni iyo Golihiisa Wasiiradiisa oo ansixiyay Lix xeer oo la horgeeyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, Warbixinta dhacdooyinka todobaadka, Ansixinta Lix Xeer oo isugu...

Ciidanka Danab oo burburiyey fariisimo Al-Shabaab ku lahaayen Cali Yabaal (Sawirro)

Ciidanka Kumaandoska Danab ee Xoogga dalka ayaa sheeay iney howlgal qorsheysan ku burburiyeen fariisimo al shabaab ku lahayeen degaanka Cali Yabaal oo hoostaga degmada...

Xildhibaano & Saraakiil dedaal ugu jira sii deynta ragga u xiran kiiska Xamdi Max’ed...

Ehelada Marxuumad Xamdi Max'ed Faarax oo dhawaan Kufsi iyo dil argagax leh loogu geystay Muqdisho ayaa sheegay in Xildhibaano awood is bidaya iyo saraakiil...

Jabhada TPLF oo shuruud adag ku xirtay in hubka dhigaan farriina u dirtay dowladda

Jabhada TPLF ee ka dagaalanta waqooyiga dalka Itoobiya ayaa heshiis la gaartay xukuumadda uu hogaamiyo Ra'isul Wasaare Abiy Axmed, waxaana heshiiska qeyb ka ah...

Doorashooyinkii ka socday Jubbaland iyo Puntland oo istaagay iyo shaki laga muujiyay

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ayaa si dar dar leh uga socota qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka iyo magaalada Muqdisho, waxaana ka haray maalmo...

News in English

Child Protection Funds Diverted by Prime Minister’s Office

The Office of the Prime Minister (OPM) is facing serious allegations of corruption involving the misuse of $400,000 intended for child protection. The funds,...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs