Thursday, December 7, 2023

Wararkii ugu dambeeyey ee khasaaraha dagaalkii Tukaraq & gaadiid la kala qabsaday (Daawo Sawirro)

Dagaalkii subaxnimadii hore ee maanta ka bilowdey degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa qaboobey caawa gabal dhicii ka dib markii roob xooggan uu ka...

Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uu is casilayo ?

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada iyo Warbaahinta qaar lagu baahiyay warar la xariira in Gudoomiyaha Mooshinku ka yaalo ee Baarlamaanka  Soomaaliya Jawaari uu...

Imaaradka Iyo Sacuudiga Oo Ciidamo Calooshood U Shaqeystayaal African Ah U Soo Diraya Somalia .

Televison-ka Press TV ee laga leeyahay dalka Iran ayaa shaaca ka qaaday qorshaha imaaraka carabta iyo Sacuudiga waxaana uu sheegay in dalalkan  ay qorsheynayaan tababarista...

Waa Maxay ujeedada safarka Fahad Yaasiin ku joogo Magaalada Addis ababa?

Agaasimaha Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ah nin galangal weyn ku leh jiheynta siyaasada dowlada Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho ku jooga...

Xoghayihii Xafiiska R/Wasaaraha oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo la magacaabay (Daawo...

Xoghayihii KMG ee Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa xilka laga qaaday, waxaana maanta xilkaasi si rasmi ah ula wareegay Xoghaye KMG ah oo...

War Deg Deg Ah: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari oo is casilay

Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu is casilay. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka...

War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somalia oo xilka laga qaaday 

Warar goordhaw kusoo dhacay warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in xil ka qaadis lagu sameeyay Taliyihii Ururka 60aad ee ciidanka Ilaalada Madaxtooyada G/sare Axmed Maxamed...

Qatar oo wada Qorshayaal badan oo halis ku ah Soomaaliya Mustaqbalka dhow !!

Ma ahan wax qarsoon in Dowladda Qatar ay balaarineyso saameynta ay ku leedahay dalalka deriska la’ah, Soomaaliyana waa meelaha ugu weyn ee Bartilmaameedka u...

Xukuumada Somalia war cad ka soo saartay lacagtii maanta lagu qabtay garoonka Aadan cadde...

Dowladda Somalia ayaa caawa war cad ka soo saartay lacagtii faraha badneyd ee manta lagu qabtay garooonka aadan cadde ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo...

Mid ka mid ah dowladaha Carabta oo si lama filaan ah u shaacisay ciidamo...

Sida lagu soo daabacay Wargeysyo ka soo baxa dalalka Carabta Boqorka dalka Urdun ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inay dalkiisa ciidamo ka joogaan Somalia,...

News in English

Any Further Delay in Completing the Constitution will lead to Total...

The decade-long delay in the completion of the Provisional Federal Constitution (PFC) is major threat to statebuilding in Somalia. Although one of the reasons...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...