Wednesday, March 22, 2023

Daawo Sawirro laga soo qaaday Qaraxyadii lagu weeraray Xarunta Wasaarada Amniga iyo Gudaha

Waxaa maanta dagaalyahano katirsan Al Shabaab qaraxyo  ismiidaamin iyo weerar toos ah ku qaadeen Xarunta Oto Oto ay degan yihiin Wasaarada Arimaha Gudaha iyo...

(Daawo Sawirro) Dhaawacyada la dhigay Isbitaalada Muqdisho & Masuuliyiin booqatay

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele iyo Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur...

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la jimceystay shacabka Magaalada Carta ee dalka Jabuuti (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii...

Haweeney Soomaali ah oo loo Magacaabay la taliyaha Xoghayaha Guud ee Q/Midoobey

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobey António Guturres ayaa haweeney Soomaali ah oo heysata dhalashada dalka Canada u magacabay la-taliyeyaashiisa howlgallada nabad ilaalinta Caalamka. Ilwaad Elman Cali...

Daawo Sawirada :Silaca iyo Saxariirta ay ku nool yihiin Haween Soomaaliyeed oo kunool dalka…

Dalka Indonesia waxaa kunool Soomaali badan oo dalkaasi u tagtay qaxootinimo iyo waxbarasho, waxaana Soomaalida qaar loo aqoonsaday in ay yihiin Qaxooti halka kuwa...

Maxaa ka jira in la qabtay nin shalay la sawiray isagoo askari ku dilaya...

Laamaha amaanka dowlada Somalia ayaa sheegay iney qabteen nin ay ku tuhunsan yihiin inuu shalay Suuqa Bakaaraha ku dilay askari ka tirsan ciidanka Taraafikada. Kooxda...

Sharci dano gaar ah laga leeyahay oo deg deg loo horgeynayo Baarlamanka Somalia (Akhriso...

Xildhibaanada Golaha shacabka Qaranka ayaa lagu wadaa in si deg deg ah loo horgeeyo sharciga batroolka Somalia iyadoo arrintan ay gadaal ka riixayaan qaar...

Wasiir ka tirsan Xukuumada Somalia oo loo heysto Musuq & fadeexad soo shaac baxday

Sida ay sheegayaan warar aan ka helnay ilo wareedyo muhiim ah oo lagu kalsoon yahay shaqaale ka tirsanaa Hay'adda duulista iyo Saadaasha Hawadda ayaa...

Halka laga keenay ciidankii Milateriga ee shalay galay Xarunta golaha shacabka oo la ogaaday

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya taliska ciidamada Xoogga dalka uu la noqday ciidamadii milateriga ee ilaalada u ahaa guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh...

Dowladaha Soomaaliya & Kenya oo kala saxiixday heshiisyo Qarsoodi ah (Xog Muhiim ah)

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Monica Juma ayaa shaaca ka qaaday in muranka Badda ee Somalia iyo Kenya ay labada dowladood ka gaareen heshiis...

News in English

Somali President arrives in Asmara for bilateral talks with Eritrean leader

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has kicked off his two-day official visit to Asmara, the...

Xulka Allbanaadir