Friday, November 22, 2019

Nin 17-sano ah God uga dhuumanayay Booliis oo ugu dambeyn la qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska dalka Shiimaha ayaa 17-sano kadib ku guuleestay in ay soo qabtaan nin baxsad ahaa , kaa oo la waayay halka uu jaan...

Mid ka mid ah dalalka ciidamadu ka joogaan Somalia oo halis ugu jira cudurka...

Ha’yadda arrimaha gargaarka ee Save the Children ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay kiisaska cudurka Ebola ee laga soo sheegay xadka dalka Uganda. Labo qof...

Dad ku fashilmay in ay Dilaan Abiy Ahmed oo Maxkamad lasoo taagay

Maxkamad kutaala magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa lasoo taagay dad loo heesto in ay ka dambeeyeen weerar bambaano oo la doonayay...

Madaxweyne Al Bashiir oo si adag uga hor yimid Baaqyo loo jeediyay

Madaxweynaha Sudan ayaa ku gacan seeray baaqyo soo kordhaya oo looga dalbanayo inuu is-casilo, waxaana uu sheegay inuu diyaar u yahay oo kaliya inuu...

(Daawo Sawirro) Sida diiran ee Kim Jong-un loogu soo dhoweeyey dalka Ruushka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi,Kim Jong-un ayaa gaaray dalka Ruushka si uu kulan ula qaato madaxweyne Vladimir Putin. Kim Jong-un ayaa gaaray magaalo xeebeedka Vladivostok oo markii...

Qaar kamid ah Qoyska Al Sacuud oo wada qorshe ka dhan ah Amiir...

Xili Dhaxa-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ay heystaan xiisado la xariira fadeexadii dilkii Suxufi Jamal Khashoggi ayaa la sheegay in qaar kamid ah...

Itoobiya oo yeelatay diyaaradii 10-aad ee nuuceedu yahay Airbus-350 (Daawo Sawirro)

Shirkada Diyaaradaha ee Ethopian Airlines ayaa iibsatay diyaaradii 10-aad ee nuuceedu yahay Airbus-350, waxaana diyaaradan Itoobiya kasoo iibsatay shirkada Airbus ee sameysa diyaaradaha casriga Magaalada Adis...

Ra’isul Wasaaraha Britain oo dhaleeceyn kala kulmay ficil uu sameeyay (Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha cusub ee dalka Britain Boris Johnson , ayaa dhaleeceyn xoogan kala kulmay ficil uu sameeyay xili uu kulan la qaadanayay Madaxweynaha dalka Faransiiska  Emmanuel...

Nin Boorso lacag badan ku jirtay helay oo diiday in abaal marin la siiyo...

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Bangaladesh kuna nool magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga ayaa soo jiitay indhaha bulshada dalkaasi iyo kuwa...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Kenya oo Maxkamad la soo taagay

Labo xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa maanta kasoo muuqday maxkamad kaddib markii lala xiriiriyay rabshado ka dhacay maamulka Marsabit oo ay horraantii...

LAST WEEK NEWS