Turkiga oo la sheegay in diyaarad dagaal kasoo rideen Dowlada Armania xili dagaal uu...
Dowlada Armania ayaa ku eedeesay milatariga Turkiga in ay kasoo rideen diyaarad nuuca dagaalka ah maalintii talaada intii uu socday dagaal u dhaxeeyay ciidamada ...
Arday dhigata Jaamacad ku taalla Kenya oo lacag fara badan ka xaday Banki
Labo arday oo jaamacad dhigta ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeeyay inay jabsadeen banki ku yaalla Kenya.
Sida uu shaaciyay wargeyska Daily Nation, ardaydan...
Muxuu Tedros Adhanom kaga jawaabay eedeyntii kaga timid dowlada Itoobiya?
Madaxa Ha'yadda Caafimaadka Adduunka Dr. Tedros Adhanom ayaa beeniyay eedeymo uu u jeediyay taliyaha guud ee ciidamada militeriga Itoobiya kaasoo sheegay inuu TPLF ka...
Cudur la garan waayey oo ka dilaacay gobolka Andhra Pradesh (Sawirro)
Koox khubarro caafimaad ah ayaa loo diray koonfurta gobolka Andhra Pradesh ee dalka India kaddib markii cudur aan la aqoon uu halkaas ka dilaacay...
Ciidamada Sudan oo awood ku qabsatay dhul ay isku heestaan dalka Ethiopia
Sudan ayaa la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul ay ku eedeysay inay horey u qabsadeen dad Ethiopian ah, oo ku yaalla xuduudda...
Muxuu yahay Xeerka cusub ee WhatsApp ku rabo inuu dadka ku dirqiyo?
Baranaamijka WhatsApp-ka waxaa isticmaala malaayiin dad ah oo fariimaha isku dhaafsada maalin walba hadda dadkaasi walaac badan ayey ka qabaan xeerka cusub ee WhatsApp...
Madaxweyne Joe Biden oo Laalay Wareegtooyin iyo Amaro uu horey usoo saaray Trump
Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka isagoo si rasmi ah ula wareegay xafiiska Aqalka Cad ayaa saacado...
Kenya oo dalab ku saabsan Soomaaliya u gudbisay Golaha amniga Midowga Afrika
Kenya ayaa mar kale ka hadashay xiisada kala dhaxeysa dowladda Soomaaliya ee sababtay in xiriirkii diblumaasiyadeed loo jaro Nairobi.
Kenya ayaa ka sheegtay kalfadhigii Golaha...
Ilhan Cumar oo dooneysa in ciqaab adag la marsiiyo Maxamed Bin Salmaan
Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa bilawday olole balaaran ay ku dooneyso in lagu ciqaabo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga...
Dugsiyada New Zealand oo Ardayda baraya Nolosha Gabdhaha Muslimiinta ah
Geeddi-socodka taariikhda, haweenku aalaaba waxay ahaayeen laf dhabarta bulshooyinka iyo aas-aaska xasiloonida iyo horumarka umadaha.
Ogaanshiyaha kaalinta gabdhaha Muslimiinta ah ay ku leeyihiin bulshada, dugsiyada...