Monday, February 26, 2024

Warqado lagu raadinayo Jehad Serwan oo katiran Al Shabaab oo la daadiyay (Sawirro)

Dadka kunool magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa saakay markii ay soo tooseen waxa ay magaalada ku arkeen Warqado loo maleenayo in diyaarado daadiyeen...

Muxuu Raisul Wasaare Rooble kala hadlay ururada bulshada rayidka? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Culimaa’udiinka, Ururrada Bulshada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed oo uu kala...

Dayuuradaha dagaalka Itoobiya oo ku biiray dagaal dhexmaraya Liyu Boolis & Al-Shabaab

Dayuuradaha dagaalka milateriga Itoobiya ayaa ku biiray dagaal culus oo ka socda deegaanka Aato ee gobalka Bakool, kaasoo u dhexmaraya Ciidamada Dowlad-deegaanka Soomaalida ee...

Tallaabo uu qaaday Emmanuel Macron oo caro xooggan ka dhalisay Faransiiska

Dibad-baxayaal ayaa xiray waddooyin muhiim ah oo ku yaalla magaalada Paris ee caasimadda Faransiiska ,ayada oo dadka ay aad uga careysan yihiin qorshe madaxweyne...

Somaliland oo joojisay Duulimaadyada uga yimaada Muqdisho iyo magaalooyin kale

Guddiga u diyaar garowga iyo kahor taga  caabuqa Caronavirus ee maamulka Somaliland ayaa manta soo saaray go'aano adag oo looga hortagayo in caabuqaasi uu...

Al Shabaab oo labo maamul ka dhigtay Baay iyo Bakool, Hogaan cusubna u magacawday

Xarakada Al Shabaab ayaa maamulkii gobolada Baay iyo Bakool oo mar hore hal hogaan u lahaa kala qaaday una magacawday Gudoomiyaal cusub oo kala...

Duqa Muqdisho oo qaaday talaabo aan looga baran Madaxda Soomaalida (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo iyo Mas'uuliyadda ka saaran Shacabka Qeybahooda kala gedisan...

War Deg Deg Ah: Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay Guriga uu Xaaf ka degan...

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta ayaa sheegaya in caawa ciidamo hubeesan oo horey uga tirsanaa Kooxda Ahlu Sunna hareereeyeen lana wareegeen...

Xaaladda halista ah ee Soomaaliya gashay iyo Sida looga bad baadi karo !!

Soomaaliya waxaa dal sanooyin badan ku jira burbur dowladnimo iyo dagaal sokeeye oo keenay shacab kala tagay, u kala irdhoobay dhinacyo badan. Waxaa muddo...

News in English

Ethiopia’s Provocations Have Prompted Somalia to Consider a Thoughtful Response

Mindful consideration is essential in navigating the tensions arising from Ethiopian provocation and determining Somalia's responsive actions. Deliberate thoughtfulness is critical in fostering diplomatic...

Xulka Allbanaadir

HINNA Jobs

HINNA as a local humanitarian organization, established in 2003 for providing humanitarian support to the vulnerable and marginalized populations in south and central Somalia, HINNA...