Maamulka Jubbaland oo amar kulul ka soo saaray magaalada Kismaayo (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada ayaa waxaa lagu amray dadka degan guryaha dowladda inay uga guuraan muddo 14 cisho ah laga bilaabo 5 Janaayo 2019 oo shalay ku beegneyd, iyadoo dhinaca kale laamaha Ammaanka Jubbaland la faray inay hubiyaan in amarkan loo hoggaansamey, ayna talaabo ka qaadaan cidii ka soo horjeesata

Hooska akhriso qoraalka Wasaarada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com