Friday, January 18, 2019

Siciid Joogsade oo sharci daro ku tilmaamay xilka ka qaadistii lagu sameeyey

Afhayeenkii Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland Siciid joogsade ayaa ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey. Saciid joogsade ayaa xilkan hayey muddo dhowr bilood ah,...

Afhayeen cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Amniga Jubbaland (Akhriso)

Afhayeenkii Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Siciid Joogsade ayaa xilkii laga qaaday sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo. Saciid joogsade ayaa xilkan...

Taliye loo magacaabay howlgalka Al-Shabaab looga saarayo Jubada dhexe

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Magacaabay taliyaha howlgalka cusub ee Al-Shabaab looga saarayo gobolka Jubbada Hoose. Wareegto kasoo baxday Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa...

Booliiska Jubbaland oo ka qeyb qaadanaya Howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab (Daawo...

Maamulka Jubbaland ayaa diyaar garow xoogan ugu jira howlgal ka dhan ah Al Shabaab oo la filayo in dhawaan ka bilowdaan deegaano iyo degmooyin...

Al Shabaab oo ka hadashay Weerar la sheegay in lagu qaaday Degmada Jilib

Milatariga Soomaaliya ayaa shaaciyay in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka laga fuliyay gudaha degmada Jilib gaar...

Axmed Madoobe oo amar siiyay ciidamada maamulka Jubbaland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa saakay kormeer ku tagay qaar kamid ah xarumaha ciidamada Nabad sugida ku leeyihiin magaalada...

Ciidamada Danab iyo Ciidamo Mareykan ah oo howlgal dhiig ku daatay ka fuliyay Jilib

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab oo gacan ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegay in howlgal qorsheesan ka fuliyeen gudaha Degmada...

Daawo Sawirada; Miisaaniyada Jubbaland ee sanadka 2019-ka oo la ansixiyay (Waa Imisa)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay furitaanka golaha Wasiirada ayaa ka hadlay arrimaha Amniga iyo dib u xoraynta deegaanada...

Axmed Madoobe oo Arin jirta ku Dhaliilay dowladda Federaalka, AMISOM iyo Beesha Caalamka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in dowlada Federaalka, Taliska ciidamada AMISOM iyo Beesha Caalamka aysan daacad ka aheyn in dagaal...

Ciidamo fulinaya Howlgalo ka dhan ah Al Shabaab oo la diyaariyay (Daawo Sawirada)

Maamulka Jubbaland ayaa diyaariyay ciidamo badan oo loogu tala galay in ay ka qeyb qaataan howlgalo balaaran oo la doonayo in Al Shabaab looga...