Friday, January 18, 2019

Axmed Madoobe & Xasan Shiikh oo u tamashle tegay degaanka Goobweyn (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo uu wehliyey Madaxweynahii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday...

Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in duqeyn Diyaaradahooda dagaalka ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku dileen dagaalyahano katirsan Al Shabaab. War...

Ciidamada Itoobiya oo afar oo qof Shacab ah maanta ku dilay Degmada Baardhaare

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmadaasi maanta rasaas dhalisay khasaaro dhimasho iyo mid...

Al Shabaab oo soo bandhigtay Sargaal kasoo goostay Ciidanka Jubbaland (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay kusoo bandhigtay sargaal ay sheegeen in uu katirsanaa ciidamada Asluubta ee maamulka...

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn ka geystay koonfurta Somalia

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay weerar diyaarado loo adeegsaday ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay taliska...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Saraakiil katirsan Al Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Milatariga Soomaaliya howlgalo ay ka sameeyeen deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ku dileen xubno...

Daawo Sawirada: Ciidanka Nabad sugida oo qabtay nin Bambo ku weeraray xarun Ciidan

Ciidanka Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ku qabtay nin la sheegay in xalay bam gacmeed ku weeraray...

Xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo la gubay iyo (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa xalay gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta ee Hormuud. Ciidamadan oo watay Gaadiid gaashaaman ayaa waxa ay kasoo...

Milateriga Somalia oo Maxkamad la’aan fagaare ku toogtay lix nin (Magacyada)

Ciidamada dowladda federaalka ah ee ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa xukun toogasho ah ku fuliyey lix nin oo ay ku eedeeyeen...

Nabad sugida Jubbaland oo soo bandhigtay nin soo xirtay lebiska Dumarka (Daawo Sawirro)

Ciidamada Nabad suggida Maamulka Jubbaland ayaa soo qabtay nin xirnaa dharka dumarka oo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. War ka soo baxay...